Sicir barar ku yimid qiimaha kalluunka webiga Baladweyne.

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo kaluunka lagu iiibiyo suuqyada magaalada Baladwye kadib markii uu yaraaday kaluunkii la keeni jiray suuqyada magaalada Baladwyne.

Qiimaha kaluunka ayaa hadda maraya  6 dollar ilaa 5 dolar halka markii hore uu mari jiray qiima dhan 4dollar ilaa 3dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Sacdiya Maxamed Maxamuud.