Sicir barar ku yimid qiimaha la iibiyo bacaha iyo marakaneecooyinka suuqyada Baladweyne.

0
83

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa sare ukac kuyimid qiimaha la iibiyo bacaha laga galo Roobka teendhooyinka iyo sa sanyeeriga kaneecada.

Sare ukacan ayaa waxaa sabab u ah xili roobaadkii deyrta oo lagugada galay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.