Sicir barar ku yimid qiimaha qudaarta Baladweyne .

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa lagu iibiyo qudaarta oo ku yaalla xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne ayaa Laga dareemayaa sara ukac xoogan oo ku yimid qiimaha qudaarta kadib markii ay yaraadeen qudaartii la keeni jiray suuqyada qudaarta ee magaalada Baladweyne.

jirgaanka yaanyada ayaa laiibiyaa 8dollar halka la iibin jiray qiima dhan 3dollar Liin dhanaata birmadeed ayaa laiibiyaa qiima dhan 3dollar halka la iibin jiray 2dollar bocorka halkiis xabo ayaa laiibiyaa qiimo dhan 2dollar halka markii hore la iibin jiray 1dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here