Sicir barar ku yimid qiimaha shidaalka Magaalada Baladweyne.

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gadiidka yar yarka ee looyaqaano Mooto bajaajka ee magaalada Baladweyne ayaa saameen xoogan kala kulmay qiimaha shidaalka oo sare ukac ku yimid.

Sare ukaca kuyimid qiimaha shidaalka ayaa sabab u ah inuu yaraaday shidaalkii la keeni jiray magaalada sababo la xariiro burbur kuyimid Wadooyinka .

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.