Sicir barar ku yimid qiimaha Subaga Ariga suuqyada Baladweyne

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac laga dareemayaa qiimaha laiibiyo sub ariga suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen meelahii laga keeni jiray.

Koobada subag ariga ayaa hadda marayo qiimo dhan 7dollar ilaa 6dollar halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 5dollar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.