Sicir barar ku yimid qiimaha xoolaha ee magaalada Hargeysa.

0
149

Baladwayne (Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo Xoolaha suuqayada Magaalada Hargaysa.

Sara u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ayaa waxaa sababay dhoofinta xoolaha maadamaa la gudo galay xilliyada Xajka iyo carafa.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey