SODMA oo deeq daawo ah ku wareejisay maamulka isbitaalka degmada Cadale.

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa deeq daawo ah ku wareejiyay  isbitaalka weyn ee degmada Cadale

Deeqdan ayaa ku soo aadeyso xili maamulka isbitaalka ay baahi badan u qabeen in ay helaan daawo lagula tacaalo bukanada.

Warkan Waxaa Inoo Haya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here