Soo galootiga Faransiiska oo xaalad adag wejahaya.

0
14

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay caasimadda Faransiiska ee Paris, si ay uga mudaaharaadaan markii wareegii koowaad ee doorashada guud ee degdega ah ay u muuqato mid xisbiga midigta fog siinaysa gacan sarrayn la taaban karo.

Waxa uu ugu baaqay codbixiyayaasha dalkaas in ay wareegga labaad siinnin gabadhan iyo xisbigeeda wax cod ah.

Wareegga labaad ayaa la codayn doonaaa axadda.

Haddii xisbigan National Rally oo ku guulaysto doorashadan, madaxweyne Macron, waxa uu ku qasbanaan doonaa in uu la shaqeeyo dawlad ay wadaag ku yihiin midigta fog saddexda sano ee ka hadhsan mudda xileedkiisa.

Xisbiyada Midigta fog ayaa u daran dadka soo galootiga ah.