Soolar iyo agab kale oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Xiingalool.

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka maamulka Puntland iyo Hay-adda Relief Development Somalia ayaa degmada Xingalool ka qaybiyey deeq isugu jirta Soolar, Faynuus, iyo tooshash dadka baahiyaha uqaba la gudoonsiiiyey.

madasha lagu qeybinayey agabka ayaa waxa goob joog ka ahaa wasiir kuxigeenka Wasaaradda Haweenka maamulka Puntland Aamina Maxamed Cabdulaahi mas’uuliyiin katirsan hay’adda Relief iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi