Soolarka ku shaqeeya cadceeda oo laga hirgeliyay magaalada Waajid.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Waajid ee gobolka bakool Uu Horkacayo Guddoomiyaha Degmada Ahna Duqa Magaalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf Ayaa Waddo Dadaalo Lagu Hormarinayo Bilicda Magaalada Waajid .

Dadaladaan Oo ay Iska Kaashaden Maamulka Degmada Waajid Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada ayaa Waxaa Qeyb Wayn ka Qatay Solar Systamkan Hayaadaha Ka Shaqeyo Hormarada Magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan