Suuq cusub oo laga dhagax dhigay magaalada Qardho.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda howlaha guud ee Puntland iyo Maamulka degmada Qardho ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay suuq weyn oo ay yeelan doonto degmada Qardho iyo deeganada hoos yimada.

Ujeedka loo dhagax dhigay suuqan cusub ayaa ah in la soo raro suuqi hore ee ay laheyd degmada kaasoo xiliyada roobabka ay ku soo fatahi jireen dadaadka ka soo rogmada qeybaha kale ee Magaalada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Dahir Waaneey