Suuq cusub oo laga hirgeliyay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
282

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir Maxamad Sayid Cali ayaa xariga ka jaray suuq cusub oo ay is-gooyska Xaaji baasto ee degmada Waabari ka hergeliyeen dhallinyaro midoobay kuwaasi oo go’ansaday ineey dalkooda ka shaqeystaan.

Suuqan cusub oo lagu magacaabo Som-Turki ayaa lagu iibin doona Dalagyada kasoo go’a dalka, hilibka xoolaha,iyo waxyabo kale .

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin