Suuq loogu talogalay inay ku ganacsadaan barakacyaal oo laga furay deegaanka Buula-bartire

0
40

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Howlaha guud dib u dhiska iyo guryeeynta Jubaland Cabdiwahaab Axmad Ismaaciil oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Hay,adda barakacayaasha iyo qoxootiga Jubaland ,wasiiro iyo xildhibaano kamid ah maamulkaasi ayaa xariga ka jaray Suuq-wayn oo loogu talogalay inay ku ganacsadaan barakacyaal horay Jubbaland dib u dajin ugu Samaysay deegaanka Buula-bartire.

Suuqaan ayaa loo dhameystiray adeegyada muhiimka ah iyadoo loo dhisay hab casri ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here