Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Kuuntawaareey ee gobolka shabeelaha hoose ayaa xariga kajaray Suuqyada Qudaarta iyo Hilibka oo Laga hirgeliyay Deegaanka Buula-Mareer.
Munaasabada ayaa waxaa kusugnaa maamulka degmada Kuuntawaareey odoyaal iyo ganacsato.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadam


