Suuqyada macuunta Baladweyne oo laga dareemayo u diyaar garowga Bisha Ramadaan

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqyada lagu iibiyo Maacuunta iyo Raashiinka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa diyaargarowga bisha barakeysan ee Ramadaan.

Goobaha ugu muhiimsan ee laga dareemayo mashquulka ayaa waxaa kamid ah Suuqa Farshada oo lagu iibiyo maacuunta iyo Suuqa Yoobsan maadamaa ay bulshada bilaabeen in ay iibsadaan alaabta iyo Raashiinka loogu talagalay Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here