Tababar 45 cisho socday oo haween loogu soo gaba gabeeyay Kismaayo

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  Jubbaland  ayaa maagaalada Kismaayo tababar muddo 45 cisho ah socday usoo xiray qaar ka mid ah  gabdhaha ka shaqeeya Barnaamijka  Daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka ee Marwo Caafimaad

Tababarkan intii uu socday ayaa gabdhaha ka faa’idaystay lagu siiyay casharo  sare loogu qaadaayay aqoontooda caafimaadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen