Tababar aqoon kororsi ah oo saxafiyiin looga furay magaalada Dhuusamareeb.

0
147

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Golaha warbaahinta soomaliyeed ayaa magalada Dhuusamareeb ee casimada maamulka Galmudug ku qabtay tababar ku sabsan kor u qaadida xirfadda warbaahinta ee Wariyaasha ka howlgala maamulka Galmudug.

Tababarkaan oo socon doona muda sadax maalin ah ayaa waxa loo qabtay wariyaasha ka howlgala warbaahinada ku yaalo magalooyinka Maamulka Galmudug.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here