Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaarada Horumarinata Beeraha iyo Waraabka maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Arabsiyo ku qabtay Tababarka kusaabsan sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta Beeraleeyda Degamadaasi.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Beeraha Soomaliland, Beeraleey iyo Quburo ka yimid dalka Taiwan.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


