Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan oo socon doono mudo laba maalmood ah ayaa loo qabtay qaar kamid ah xubnaha ka shaqeyn doona ama korjoogatada ka noqon doona doorashooyinka golaha deegaanka ee dhawaan la filayo in ay ka dhacaan deeganada Puntland ayaa lagu qabtay magalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Daladda PUNSAA ayaa tababarkan u qabatay korjoogtadada maxaliga ah ee ka shaqayn doona Doorashada Goliyassha deegaanka ee Degmooyinka Puntland.
Warbixintan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.