Tababar Hargeysa looga furay dhalinyaro la barayo ka hortaga jarista dhirta.

0
352

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ayaa tababar looga furay shaqaale ka tirsan wasaaradda deegaanka Somaliland kuwaasoo la bari doono ka hortaga jarista dhirta iyo sameynta burjikooyinka.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here