Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasarada Beeraha Dowladd Gobleedka Galmudug Ayaa Magalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ku Qabatay Tababar Kor Loogu Qadayay Aqonta Beeraleyda Kunool Magalada Galkacyo
Tababarkan Ayaa Waxa Kaqeyb Galay Masuuliyin Katirsan wasarada Beeraha Galmudug kan Dagmada Galkacyo Iyo Xubnihii Tababarkan Looqabtay .
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


