Tababar kor loogu qaadayo aqoonta Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kudlada xildhibanaada haweenka baarlamaanka ee federeelka soomaaliya ayaa manta tababar kusaaban ka qeyb galka haweenka ee hogaanka iyo go,aan qaadashada uga furmay magaalaga muqdisho ee caasimada sooomaaliya.

Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanada haweenka ah ee ku jira baarlaamaanka sooomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaaliya.

 

Warbixintan Waxaa Soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.