Tababar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliland oo ka furmay Hargeysa

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Somaliland Saciid Axmed Cabdikariin ayaa tababar kor loogu qaadayo aqoontooda u furay shaqaalaha Wasaaradda arimaha dibada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.