Tababar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha Wasaaradda ciyaaraha Somaliland oo laga daah furay Hargeysa

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray tababar sare loogu qaadayo Aqoonta shaqaalaha Wasaaradda.

In kabadan 40 kamid ah dhalinyarada wasaarada ciyraaha Soomaliland ayaa kafaaideysan doono tababarkan oo lagu bari doono maareynta xafiisyada iyo iyo sidii ay ula falgali lahaayeen buslahada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.