Tababar kor loogu qaadayo wacyiga bulshada iyo ka qaybgalka siyaasadaha amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda amniga dowlad goboleedka galmudug ayaa magaalada gaalkacyo ku qabatay tababar kor loogu qaadayo wacyiga bulshada iyo ka qeybgalka siyaasadaha amniga

waxaa ka qeybgalay furitaanka tababarka mas-uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka galmudug maamulka gobolka mudug iyo xubno ka socday wasaaradaha amniga.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here