Tababar kor loogu qaadayo xirfadda howlwadeennada diwaangelinta dadweynaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
24

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cisman Maxamed ayaa maanta Daahfuray tababar kor loogu qaadayo xirfadda howlwadeennada ka shaqayn doona barnaamijka diiwaan gelinta dad-waynaha.

Shaqalahaan ayaa si gaar ah ugu howlgali doona Degmada Shangani ee gobolka Banaadir oo isbuucan lagu bilaabi doono diiwaan gelinta Dadwaynaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here