Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalada bulshada rayidka ee PUNSAA ayaa magaalada Boosaaso kuqabatay Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka iyo wada xaajoodka
tababarkan oo soco doona mudo laba maalin ah ayaa waxa kafaa’ideysanaya in nbadan 50 qof oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee bulshada Rayidka nabadoono iyo Culumaa’udiin.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.