Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daah-furay tababarka ku saabsan Beerashada Casriga ah.
Tababarkan ayaa waxaa looq qabtay 50 arday oo kasoo gudbay imtixaan ay horey uqaadeen wasaarada waxbarashada XFS iyo Jaamacada Jamhuuriya.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


