Tababar ku saabsan adeegsiga tiknoolajiyada oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Hargeysa.

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Isgaarsiinta iyo tiknolojiyada maamulka Soomaliland ayaa tababar dhanka adeegsiga tecnolojiyada u soo gebo-gaabaysay qaar ka mid ah shaqaalaha kala duwan ee maamulka soomalinda.

Xirtaanka tababarka ayaa wax kasoo qeybgalay wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyada maamulka soomalinda iyo masuuliyiin kale duwan oo ka socoday xaruumaha maamulka Soomaliland iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.