Tababar ku saabsan adeegsiga Tiknoolojiyadda casriga ah oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaliland ayaa tababar u soo xirtay xubno ka kala socday laamaha Dawlada kasoo ku saabsanaa adeegsiga Tiknoolojiyadda casriga ah.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay lamaha amaanka sida Ciidanka Booliska iyo Ururada ka shaqeeyo hormarinta Tiknoolajiyadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.