Tababar ku saabsan Ahmiyadda Batroolka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
48

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa lagu soo gabagabeey tababar ku saabsan ahmiyadda Batroolka.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay ardayda wax-kabarta Jaamacadda Umadda Soomaaaliyeed gaar ahaane kuwa barta cilmiga Batroolka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.