Tababar ku saabsan ahmiyadda kuliyadda arrimaha bulshada oo lagu soo gunaanaday Hargeysa.

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka SLN ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkan oo ku saabsanaa muhiimada kuliyada Arimaha Bulshada qaybaheed kale Duwan .

Tababarkan ayaa waxaa bixinayay maamulka jaacada Alpha iyadoo ay ka faa,ideysteen qaar kamid ah ardayda dhigata jaamacadaasi

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.