Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa loogu qabtay Tababar qaar ka mid ah Wariyaasha Ka Howl gala magaalada tabarkaasi oo ku saabsanaa Anshaxa Saxaafadda
Waxaa ka qeybgalay tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta KGS Dr Maxamed Ibrahim Bilaal iyo wariyaasha looqabtay tababarka.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


