Tababar ku saabsan arimaha gargaarka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan arimaha gurmadka.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hay,ada udoyaargarowga aafooyinka iyo keeydka raashinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.