Tababar ku saabsan arimaha gurmadka deg deg ah oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee sodma ayaa magaalada Muqdisho Tababar ugu soo xirtay shaqaale katirsan waaxda Cafimaadka Ee Hey’adaasi oo muddo labo todobaad ah qaadan doono Tababar ku saabsan arimaha gurmadka deg deg ah .

Warbixintan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud.