Tababar ku saabsan arimaha khilaafaafka oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dib u Heshiisiinta maamulka koofurgalbeed ayaa magaalada baaydhabo ku qabatay Tababar kusaaban ka Hortaga Arimaha Khilaafaadka.

Waxaa loo qabtay tababarka odoyaasha dhaqanka iyo xubno kascoday ururada bulshada Rayidka si wax looga baro xalinta qilaafaadka bulshada dhexdeeda ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan