Tababar ku saabsan Arimaha siyaasadda iyo Garsoorka dalka oo haween loogu qabtay Baydhabo

0
64

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasaraadda haweenka iyo arimaha qoyska Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka dahfurtey Tababar sare logu qadayey sidi haweenka ay uga Qeyb qadan lahaayen arimaha siyasada iyo garsoorka Dalka,

waxaa ka qeybgalay furtitaanka tababarka haween iyo xubno kamid ah maamulka Koonfur Galbeed

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.