Tababar Ku saabsan awood dhiska dhalinyarada iyo barakacyaasha oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo Xiray tababar Kusaabsanaa Awood Dhiska Dhalinyarada, Odayaasha, Naafada iyo kuwa Barakacyaasha.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Magaalada Baydhabo, Dhallinyaro, Odayaal, Haween iyo qaar kamid ah Barakacyaasha Degamadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey