Tababar ku saabsan baarista cudurada ku dhaca xoolaha oo laga daahfuray Garoowe

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaarada xanaanada Xoolaha dowlad goboleedka Puntland Maxamed Dayib Guure ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray Tababar ku saabsan qaabka loo baaro cudurada ku dhaca xoolaha kaasi oo ay qaadandoonaan Arday ka socota Jaamacada Bariga Afrika oo dhigatada kulliyada Beeraha iyo Caafimaadka xoolaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.