Tababar ku saabsan baarista iyo hubinta badeecadaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
205

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada maamulka Somaliland Xamze Cabdi Ibraahim ayaa magaalada Hargeysa ugu daahfuray tababar shaqaalaha u xilsaaran baadhista iyo hubinta badeecadaha soo gala deegaanada maamulka Somaliland

Tababarkaan oo socon doono mudo 6 cisho ah ayaa inta uu socdo waxa lagu bari doonaa shaqalaha, aqoonta baarista iyo hubinta badeecadaha soo gala deegaanada maamulka Somaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here