Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa tababar ku saabsan badbaadada bukaanka u furtay qaar kamid ah howlwadeennada ka shaqeeya Isbitaalada Muqdisho.
Tababarkaan oo socon doono mudo labo maalin ah ayaa loga hadalay sidii holwadeenada cafimaad ay ugu shaqeyn lahayeen badbaadada bukaanka.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.