Tababar ku saabsan badbaadada deegaanka iyo bulshada oo lagu qabtay dhuusmareeb.

0
53

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda maaliyadda Galmudug gaar ahaan waaxda mashruuca badbaadada deegaanka bulshada ee RCF ayaa  magaalada Dhuusamareeb tababar ugu qabatay shaqaale ka kala socday Wasaaradaha Caafimaadka,waxbarashada iyo Maaliyadda ee maamulkaasi.

Ujeedka tababarka ayaa ahaay fahamka badbaadada bulshada iyo deegaanka ee shaqaalaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.