Tababar ku saabsan badqabka saxafiga oo laga daahfuray Kismaayo

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KG ee Jubbaland ka daahfuray tababarkan oo ku saabsanaa badqabka iyo amaanka suxufiga kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaaladaaasi.

Daahfurka tababarka waxaa ka qeeybgalay wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland xildhibaan ka socday gudiga warfaafinta golaha wakiilada Jubbaland iyo Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.