Tababar ku saabsan barashada shaqooyinka lagu maareeyo nolosha oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Berbera.

0
129

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Berbera ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkan oo ku saabsana barashada shaqooyinka lagu maareeyo nolosha sida farsamada gacanta Shaqa taga iyo hal abuurka ganacsiga.

Tababarkan oo qabashadisa ay iska kaashadeen dugsiga farsamada gacanta ee Ufenko iyo Hay’adda Soos ayaa waxaa ka fa’ideystay 25 dhallinyara ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.