Tababar ku saabsan Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tiknoolajiyadda oo ka furmay Hargeysa

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Mudane Yuusuf Warsame Xasan ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay tababar ku saabsan Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tiknoolajiyadda ee ay hirgalisay Xarunta Hal-abuurka Somaliland.

Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda shirkaddaha isgaarsiinta iyo ardeyda jaamacaddaha iyadoo ujeedka tababarkan uu yahay sidii kor logu qaadi lahaa tayada Tiknolojiyada.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen