Tababar ku saabsan caafimaadka Maskaxda oo laga daah furay magaalada Laascaanood .

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalada dhalinyarada SSC khaatumo oo kaashaneysa Hay’adda Hap ayaa magaalada Laascaanood Tababar ku saabsan caafimaadka Maskaxda ugu qabatay 70 dhalinyaro ah

tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha SSC khaatumo Jaamac Maxamad Mursal mas’uuliyiin katirsan hay’adda HAP iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here