Tababar ku saabsan caqabadaha haaysta macalimiinta dugsiyada qur’aanka oo lagu qabtay Muqdisho

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Akadeemiyadda Culuumta Qur’aanka kariimka ee gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ka furtay tababar loo qabanaayo macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka kariimka oo kusaabsan caqabadaha haaysta macalimiinta dugsiyada qur’aanka iyo sidii loogu bixi lahaa.

waxa kaqeyb galay furitaanka tababarka mas’uuliyiinta Akadeemiyadda Culuumta Qur’aanka kariimka ee gobolka Banaadir iyo macalimiinta tababarka ka faa’ieysanaya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.