Tababar ku saabsan ceymiska xoolaha oo laga furay Kismaayo

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa waxa tababar loogu qabtay dadka xoolo dhaqatadda ah ee kunool deegaanada Jubbaland kaasi oo ku saabsanaa wacyigelinta ceymiska xoollaha waxaana soo qaban qabiyey Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, dhirta iyo daaqa Jubbaland oo kaashanaysa Bangiga Adduunka.

Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarka Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali , Mas’uuliyiinka tirsan Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha iyo Gudooomiyaha guddiga xanaanadda Xoolaaha Jubbaland iyo qaar kamid xoola dhaqatada Jubbaland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.