Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Pharo Foundation oo kaashaneysa wasaaradda horumarinta caafimaadka somaliland ayaa magaalada hargeysa ee caasimada somaliland ku qabatay tabobar ku saabsan cudurada aan faafin oo loo qabtay qaar kamida shaqaalaha caafimaadka ee ka howlgala somaliland.
tababarkan oo socday mudo halmaalin ah ayaa dhaqaatiirta waxaa la barayay sida loo daaweeyo ama loola socdo xanuunada aan faafin sida macaanka dhiig karka iyo kuwa lamidka ah.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.
Audio Player