Tababar ku saabsan daadajinta maamulka maaliyadda oo lagu qabtay Garowe.

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daahfurey Tababarka ku saabsan u qareemidda iyo Daadejinta maamulka Maaliyadda  Hoose ee Puntland kasoo lagu qabtay magaalada Garowe.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb gudomiyasha degmooyinka Puntland xildhibaano Wasiiro iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here